Wareysi: Saameynta abaaraha daran ee ka jira Dowlad Deegaanka Soomaalida
Jigjiga —
Wasiirka xafiiska Maaraynta Khataraha Masiibooyinka dawlad deegaanka Soomaalida Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim oo waraysi siiyay Idaacadda VOA ayaa ka hadlay abaaraha daran ee deegaanka ka jira, isaga oo sheegay in waxa ugu daran ee ay bulshada tabayaan ay tahay biyaha.