Wareysi: Muuse Aadan oo ah jilaa Somali-American ah

Muuse Aadan

Muuse Aadan waa jilaa Somali-American ah, oo jilay aflaan kala duwan oo qaarkood lagu dhigay gudaha dalka Mareykanka, qaarna dibeddiisa.

Muuse ayaa waayihiisa nololeed iyo midka jilliin uga warramay Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Muuse Aadan oo ah jilaa Somali-American ah