Wareysi: Wiil ka badbaaday doon ku degtay badda Giriigga oo Soomaali badani ku dhinteen

Greece - refugee boat

Doon siddey ilaa 50 qof oo ku dhawaad 40 ka mid ah ay Soomaali ahaayeen ayaa ku burburtay xeebaha dalka Giriiga gaar ahaan magaalo Xeebeedka Mitilene oo ku taaala Jaseerada Lesbos, waxaana Inta la xaqiijiyey sidda ay idaacda VOAda uu sheegay wiil ka mid ah dadka soo badbaadey 18 qof.

Mustafe Faarax Abdullahi waxa uu ka mid yahay dadka soo badbaadey oo ku sugan magaalo xeebeedka Mitilene.

Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayuu uga warramay sida ay doontu u dhacdey, iyo halka ay ku dhacdey, waxa uu ku bilaabayaa magaciisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga wiil ka badbaaday doon ku degtay xeebaha Giriigga.mp3