Wareysi: Maxaa Soomaalida ku badiyey xabsiyada UK?

London

Xabsiyada ku yaalla dalka Britain, saddexdii maxbuus mid ka mid ah waxa uu kasoo jeedaa dibedda dalka Britain, ayada oo jaaliyada ugu badan ay tahay Soomaalida, waxaana ku xiga dadka kasoo jeeda Romania iyo Jamaica.

Xabsiga ku yaalla Galbeedka London ee da’yarta, oo ay ku jiraan 2,000 oo maxbuus ayaa 600 oo ka mid ah waxay ka yimaadeen qowmiyadahaas.

Haddaba maxay tahay sababta? Maa jirtaa in arrintan la xiriirto cunsuriyad, dhalintaasi ma helaan cadaalad?

Wariyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil ayaa ka wareystay Dr. Abdi-Wali Mohamud Gurey oo mudo dheer la shaqayn jirey Jaaliyadda Soomaalida London, waxaana uu marka hore weydiiyey sababta ay dhalinta Soomalidu ugu badan tahay jeelasha?

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxaa Soomaalida ku badiyey xabsiyada UK?