Wareysi: Maxaa sababay in Senator Kyrsten Sinema ay ka baxdo xisbiga Dimuqraadiga?

Sen. Kyrsten Sinema 

Senator Kyrsten Sinema oo laga soo doorto gobolka Arizona ayaa ku dhawaaqday Jimcihii inay ka baxday xisbiga Dimuqraadiga, ayna noqoneyso mid madax-bannaan, waana tillaabo lama filaan ah oo ku soo aadday maalmo kadib markii xisbiga Dimuqraadiga la wareegeen aqlabiyadda yar ee Senate-ka.

Hadda dhibaatada ay arrintan ku keeni karto aqlabiyadda aadka u yareyd ee ay xisbiga Dimuquraadigu ku hoggaaminayeen Aqalka Sare iyo mustaqbalka siyaasadeed ee Kyrsten Sinema, ayaa wariyaha VOA ee Washington Nuur Xasan Nuur waxa uu ka wareystay Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda arrimaha Mareykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Senator Kyrsten Sinema.mp3