Khartuum —
Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in dhawaq rasaasta wali la maqlayo, inkasta oo ciidamada Miltarigu ay sheegeen inay aqbaleen xabbad-joojin saddex maalmood ah.
Haddaba, wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda dalka Sudan iyo sida looga ciiday shalay ayaan wariyaha VOA-da Xuseen Barre Aadan ka waraystay Mukhtaar Sheekh Maxamuud Macow oo ka mid ah ardayda ku sugan Khartoum.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda waddanka Sudan.mp3