Wareysi: Doorashooyinka goleyaasha deegaanka oo si horudhac uga biloowday Canada

FAISAL HASSAN

Dalka Canada waxa ka billowday codeynta horu dhaca ah ee doorashooyinka golayaasha deegaanka, iyada oo magaalada Toronto oo ay Soomaali badan deggan yihiin ay jiraan musahrixiin u ordaya waaxyaha waxbarashada, iyadoo aysan jirin xildhibaanno Soomaali ka soo jeeda oo tartamya sanadkan.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa doorashooyinkaasi ka wareystay Feysal Xasan oo xildhibaan hore oo heer gobol ahaa.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashooyinka Canada.mp3