Wareysi: Dambiyada toogashada la xiriira oo kusii kordhaya Sweden

Dalka Sweden waxaa saddex jibaarmay dambiyada toogashada la xiriira, iyada oo booliska waddanka ay sheegeen in ay jiraan ilaa 62,000 oo qof oo lala xiriirinayo dambiyo kala duwan.

Waxaa sidoo kale dalka ka jira 14,000 oo kooxo burcad ah, sida ay sheegtay dowladda.

Wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrintan ka wareystay Maxamed Cawad Maxamed oo ah falanqeeye deggan magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Dambiyada toogashada la xiriira oo kusii kordhaya Sweden