Wareysi: Ardayda Soomaalida iyo Jaamacadaha Asia

Ardayda wax ku barata waddanka gudihiisa ee shahaadada labaad usoo doonta dalalka Asia ayaa qaarkood la aqbalaa iyadoo la eegayo jaamacada ay kasoo baxeen iyo tayada waxbarashadooda

Warbixintan waxaa Melbourne kasoo diray wariyaha VOA ee qaaradda Australia iyo koonfurta Asia Ibraahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Ardayda Soomaalida iyo Jaamacadaha Asia