Wareysi: Madaxweynaha DDS Mustafa Cumer, qeybtii labaad
Mustafa Cumar
Boorama —
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Cumer oo booqasho ku tagay Somaliland ayaa wareysi ay VOA la yeelatay uga hadalay arromo dhowr ah, kuwaas oo ay ka mid tahay xaaladda siyaasaadda ee DDS.