Warbixin ku saabsan khasaaraha daadadka Australia

Daadad waaweyn ayaa wali ka jira magaalada Sydney iyo deegaanno ka tirsan gobolka New South Wales ee dalka Australia, waxaana jira khasaare baaxad weyn leh oo ay geysteen.

Wariyaha VOA-da ee qaaradda Australia, Ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan magaalada Melbourne kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan khasaaraha daadadka Australia