Warbixin: Weerarada Al-Shabaab ee Kenya oo 2022 kordhay 26 boqolkiiba

Al-Shabaab

Al-Shabaab

Warbixin cusub oo soo baxday ayaa lagu xusay in weerarada lala xiriirinayo kooxda Al-Shabaab ee dalka Kenya ay kordheen 26 boqolkiiba sanadkii 2022-kii, islamarkaana ay dhaliyeen dhimashada 116 qof.

Cabdixakiim Shirwac ayaa soo koobaya waxyaabaha ku xusan warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Weerarada Al-Shabaab ee Kenya oo 2022 kordhay 26 boqolkiiba