Washington —
Doorashadan xilliga dhexe ee Maaraykanka waxaa isku soo sharraxay musharrixiintii ugu badnaa ee asalkoodu Soomaali yahay oo gaaraya 17, kuwaasi oo kala sharraxnaa gobollada Minnesta, Ohio, Maine, iyo Washington.
Haaruun Macruuf ayaa inoo diyaariyey warbixin ku saabsan safarka siyaasadeed ee gabdhaha Soomaali-Maraykanka ah ee ka qaybgalaya doorashadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Doorashada Mareykanka iyo Gabdhaha Soomaalida ah.mp3