Warbixin: Saameynta dagaalka Gaza ee doorashada Mareykanka

Dalka Mareykanka waxaa lagu jiraa sanad doorasho, waxaana doorashada madaxweynaha oo dhaceysa bisha November ka harsan lix bilood.

Dagaalka Gaza, kan Ukraine iyo guud ahaan xaaladda dhaqaale ee dalka ayaa ah arrimaha sida weyn u hareynaya doorashada sanadkan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo diyaarisey Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Saameynta dagaalka Gaza ee doorashada Mareykanka