Warbixin ku saabsan Sicir-barar xooggan oo saameeyay dhaqaalaha UK
BRITAIN-ECONOMY-INFLATION-BANK-STERLING-DOLLAR
London —
Bangiga dhexe ee dalka Britain ayaa kor u qaaday heer ka dulsaarka xadi dhan ilaa 3%, waana kor u kicii ugu weynaa ilaa sodddon sannadood, iyada oo bangigu sheegay in Britain hoos u dhac dhaqaale oo weyn ku yimid.