Warbixin: Shirkad uu leeyahay nin Soomaali ah oo bixisa adeegyada amni ee UK

Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Jamaal Maxamuud Tahliil ayaa aasaasay madaxna ka ah sharikad weyn oo bixisa adeegyada Amniga, taas oo lagu magacaabo First Response Group, waxaana xarunteeda ugu weyni ay ku taallaa magaalada Leeds ee waddankan Britain.

Waxay la shaqeysaa sharikad ilaalisa Amniga Tareennada, Garoomada Ciyaaraha iyo xarumaha shidaalka lagu sifeeyo ee waddankaaasi.

Haddaba, weriyaheenna Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan waxa uu ka diyaariyay sharikaddaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirkadda amniga ee First Response Group,.mp3