Warbixin ku saabsan saameynta ballaaran ee Ruushka ee Afrika

FILE PHOTO: Russia's President Putin and Burkina Faso's interim President Traore meet in St Petersburg

Dowladda Mareykanka ayaa walaac xoog leh ka muujisay saameynta sii kordhaysa ee uu Ruushka ku leeyahay Afrika kadib markii militariga dalka Niger ay ka baxeen heshiiskii amniga ee ay la lahaayeen dowladda Maraykanka.

Mas’uuliyiinta Maraykanka ayaa ka cabsi qaba in xidhitaanka saldhiga miltari ee Maraykanka uu ku leeyahay dalka Niger ay halis gelin doonto waddankaas oo raacaya jidkii ay mareen dalalka deriskiisa ah, kuwaas oo Ruushku Saamayn ku leeyahay.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan saameynta ballaaran ee Ruushka ee Afrika