Warbixin ku saabsan muhaajiriinta soo galaya Mareykanka

Arrimaha muhaajiriintu waa mid ka mida qodobada ugu muhiimsan ee xuddunta u ah doorashada madaxtinimada ee sannadkan ka dhacaysa dalka Maraykanka.

Weriyaha VOA ee arrimaha socdaalka Aline Barros ayaa warbixintan innoo diyaariyey, Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innoosoo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta soogalootiga Marykankaa