Warbixin ku saabsan khadbaddii madaxweyne Joe Biden ee xalay

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay khudbaddiisii sannadlaha aheyd kula hadlay shacabka Mareykanka, waxaana uu ka horjeediyay labada aqal oo si wadaji ah u fadhiyay xarunta Koongareeska.

Khudbaddaasi waxaa daawaday wariyaha VOA-da Maxamed Cabdi Xasan Sandhere oo warbixintan nooga diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan khudbaddii madaxweyne Biden.mp3