Warbixin: Go'aano kasoo baxay shir madaxeedkii IGAD?

IGAD

Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa guddi gaar ah u saaray xal u helidda colaadda sokeeye ee hadda ka aloosan dalka Sudan, kaddib marki ay xalay magaalada Jabuuti kusoo gaba gabeeyeen shir-madaxeedkoodii 14-aad.

Warbixintan waxaa Jabuuti kasoo diray Ramadan Musa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Go'aano kasoo baxay shir madaxeedkii IGAD?