Gaarisa —
Gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida Kenya waxaa si weyn looga dareemayaa u diyaar garoowga doorashada guud ee dalkaasi berrito ka dhacaysa.
Haddaba qaar ka mid ah dadka shacabka ah ee ku kala nool ismaamulada Garisaa, Wajeer iyo Mandheera ayaa dareenkooda diyaar garoowga doorashada uga waramay weriyaha VOA Axmednuur Maxamed Cabdullahi Yogol.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin: Doorashada Kenya iyo gobollada Soomaalida