Wararkii ugu dambeeyey xiisadda ka taagan Masjidka Al-Aqsa
Al-Aqsa
Qudus —
Waxaa wali kacsan xiisadda ka taagan Masaajidka Al-Qqsa ee ku yaalla dhulka barakeysan ee magaalada Qudus, kaas oo u dhaxeeya ciidamada Israel iyo mudaaharaadayaasha reer Falastin ee ku nool Qudus.