Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaalida doonaysay inay kasoo samatabaxaan coolaadda Suudaan 

Shalay Wasaarradda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaalidii ugu horraysay ee kasoo qaxday dalka Sudan ay soo gaareen dalka Itoobiya, waxaase la sheegayaa in Soomaali badan ay kusoo wajahan yihiin xuduudda Sudan iyo Itoobiya.

Haaruun Macruuf ayaa la xiriiray mid ka mid ah Soomaalida soo gaartay Al Qadaarif oo ku taalla Koonfur Bari Sudan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida Su.m4a