Istanbul —
Ololaha doorashada madaxtinimada iyo baarlamaanka ee dalka Turkiga ayaa haatan maraya maalmihii ugu dambeeyey, ayada oo doorashadu ay dhaceyso 14-ka May.
Doorashadan ayaa noqonaysa tii ugu adkayd ee uu galo madaxweyne Erdogan, muddadii labaatanka sano ahayd ee uu dalkaas soo maamulayey.
Haddaba weriyaha VOA Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa wararkii ugu dambeeyey doorashada iyo qodobada ay ku kala ololaynayaan mucaaradka iyo xukuumadda dalkaasi ka waraystay Bashiir Macallim Khaliif Cismaan, oo ah saxafi ku nool Istanbul.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashada Turkiga