Waxaa meel adag maraya ololaha doorashada madaxtinimada Turkiga oo la qabanayo 14-ka Bishan May.
Doorashadan, oo ah tii ugu adkeyd ee uu wajaho madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa si weyn indhaha loogu wada hayaa, iyadoo la eegayo saameynta ay natiijada doorashadu ka beddeli karto siyaasadda arrimaha dibadda ee Turkiga.
Erdogan iyo hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ayaa ballan qaaday in ay hagaajinayaan xiriirka xiisadaha badan ay ku hareysan yihiin ee u dhexeeya Turkiga iyo Mareykanka.
Haddaba sida uu ololuhu ku socdo hadda iyo doorashadan adage e bishan dhaceysa ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Cabdiqani Cumar Cabdillaahi oo ah cilmi-baare wax ku bartay Turkiga, kuna sugan magaalada Istanbul.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada madaxweynaha Turkiga