Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Xamas iyo Israel

Israel iyo Xamas ayaa maanta oo Arbaco ah mar kale ku dagaalamay Marinka Qaza, iyadoo dagaalku uu cadaadis badan saaray shacabka Falastiiniyiinta oo dhibaato badan kala kulmaya sidii ay u heli lahaayeen hoy iyo gargaar bani’aadannimo.

Warbixin ay VOA ka qortay wararkii u dambeeyay ee dagaalka Gaza, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Xamas iyo Israel