Wararkii ugu dambeeyay ee qalalaasaha amni ee dalka Ruushka

Russian Wagner fighters start pulling out of Rostov-on-Don

Aqalka Kremilinka ee Ruushka ayaa sheegay in hoggaamiyaha kooxda Calooshood u shaqeynayay Ruushka ee Yevgeny Prigozhin ee ka gadooday hoggaamiyeyaasha miltariga Ruushka, uu u wareegay jamhuuriyadda Belarus.

Wararkii u dambeeyay ee xiisada ka soo cusboonaatay waxaa inoo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda waddanka Ruushka.m4a