Wararkii ugu dambeeyay ee Koobka Adduunka - Messi iyo Argenitina oo yimid kama-dambeysta

Argentina's Lionel Messi celebrates defeating Croatia 3-0 in a World Cup semifinal soccer match at the Lusail Stadium in Lusail, Qatar, Dec. 13, 2022.

Xulka Kubadda Cagta Argentina ayaa soo gaaray kama-dambeysta Koobka Adduunka ee ka socda waddanka Qadar, kadib markii ay shalay 3-0 uga badiyeen waddanka Croatia oo afar sano kahor Faransiisku ka qaaday Koobkan.

Maanta oo Arbaco ah, waxaa foodda is daraya xulka Morocco iyo xulka difaacanaya koobka ee France.

Haddaba, wararkii ugu dambeeyay ee Koobka Adduunka waxaa inoo haya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Falaneqynta Koobka Adduunka.mp3