Wararkii ugu dambeeyay ee gadashada kooxda Manchester United

Maalqabeenno u dhashay waddanka Qadar ayaa isku fallisaya gadashada kooxda Manchester United ee horyaalka ee horyaalka Premier League-ga, iyada oo mid kastaahi uu doonayo inuu la wareego 100% lahaanshaha naadigaan.

Haddaba wararkii ugu dambeeyay ee beeca United waxaa eegaya wariyaha VOA-da ee Washington Cabdulqaadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararka cayaaraha