Wararkii u dambeeyey wada-hadallada dhinacyada isku haya Sudan

Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa dib u billaabay wadahadallo xabad joojin ah oo ay garwadeen ka yihiin dowladaha Mareykanka iyo Sacuudiga.

TV-ga Al Carabiya ayaa Talaadadii shaaciyey wada-hadallada iyadoo ay dhinacyadu magaalada caasimadda ah ee Khartoum ku dhex mareen isku dhacyo xagga cirka iyo dhulka ah.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii u dambeeyey wada-hadallada dhinacyada isku haya Sudan