Waa kuma madaxweynaha ku-meel gaarka ah ee Iran?

Iran Mohammad Mokhber Glance

Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa xaqiijiyey in madaxweyne ku xigeenka dalka Mohammad Mokhber uu noqonayo madaxweyne ku-meel gaar ah kadib markii madaxweyne Ebrahim Raisi uu ku geeriyooday shil diyaaradaha qumaatiga u kaca ah.

Haddaba waa kuma Madaxweynaha talada sii-haynaya Iran Mohammad Mokhber. Warbixin ay arrintan VOA-du ka qortay waxaa inoo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa kuma madaxweynaha ku-meel gaarka ah ee Iran?