VOA oo Nairobi ku qabatay tababar ku saabsan hab-tabinta doorashooyinka iyo badqabka suxufiyiinta

Tababarka VOA

Tababarka VOA

Waxaa maalintii saddexaad xarunta VOA ee Nairobi ka socoda tababar lagu baranayo hab-tabinta doorashooyinka iyo badqabka suxufiyiinta, waxaana tababarkan uu socon doona ilaa 1-da July, iyada oo uu imanayo xilli dalka Kenya looga diyaargaroobayo doorashada madaxweynaha ee bisha Ogosto.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Salah Hussein.

Your browser doesn’t support HTML5

Tababarka VOA ee Nairobi.mp3