GOOS GOOS: US Monastir oo 77-71 kaga badisay CFV Beira

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda US Monastir ee Tunisia ayaa Axaddii March 6, 2022, waxay 77-71 kaga adkaatay kooda CFV Beira ee dalka Mozambique, maalintii labaad ee cayaaraha Horyaalka Kubadda Kolayga Afrika ee BAL oo ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.