Ururada Bulshada Rayidka ah ee Jabuuti oo doortay guddoomiye cusub

Jabuuti Djibouti

Ururrada bulshada rayidka ee dalka Jabuuti ayaa markii ugu horreysay guddoomiye u doortay Saciida Maxamed Muuse oo noqnaysa qofkii dumar ahaa ee ugu horreeyey ee hoggaamisa ururrada.

Wariyaha VOA-da sagal Saciid Faarax ayaa Saciido ka waraysatay waxa ay uga dhigantahay inay noqoto gabadhii ugu horresay ee gudoomiye ka noqota ururrada bulshada rayidka ee Jabuuti iyo waxyaabaha ay doonayso inay kusoo kordhiso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Saciida Maxamed Muuse