Ukraine oo sheegtay in weeraro cusub lagu soo qaaday Kyiv
Kyiv —
Militariga Ukraine ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in caasimadda Ukraine ay la kulantay weerarro loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka.
Arrintan ayaa ku soo beegantay saacado kadib markii madaxweyne Volodymyr Zelenskyy uu dib u cusbooneysiiyay baaqiisa ku aaddan xulafada si ay gacan uga geystaan xoojinta difaaca hawada Ukraine.
Warbixin ay VOA diyaarisay arrintan waxaa soo koobaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhig wax soo-saarka beeraha ah oo lagu qabtay Beledweyne