UK oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan qeybo ka mid ah Kenya
New British Foreign Secretary James Cleverly walks outside Number 10 Downing Street in London
Nairobi —
Wasaaradda arrimaha dibadda Britain ayaa uga digtay muwaadiniinteeda dalka Kenya ku sugan iyo kuwa booqashada ku tegaya inay u safraan deegaanno ay ku jiraan dhulka Soomaalida iyo dhanka xeebta oo dalxisayaal badani xiliyadan oo kale ay u safraan.