UK oo China ku eedeysay inay halis amni ku tahay caalamka
Jeremy Fleming, madaxa GCHQ
London —
Madaxa Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Internet-ka ee Britain ee loo soo gaabiyo GCHQ ayaa Talaadadii ku eedeeyay dowladda Shiinaha inay isku dayayso inay "dib u qorto xeerarka ammaanka caalamiga ah."
Waxa uu sheegay in Beijing ay adeegsanayso awooddeeda dhaqaale iyo teknoolajiyaddeeda si ay u xakamayso gudaha islamarkaana ay u faragaliso dibadda.
Warbixin ay wakaaladda Wararka ee Associated Press ka qortay waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
UK oo China ku eedeysay inay halis amni ku tahay caalamka