London —
Dowadda UK ayaa ballan qaaday dhaqaale gaaraya 117 milyan oo gini oo lagu difaacayo Jaaliyadda Muslimiinta ah ee ku nool Britain.
Arrinkan ayaa imanaya iyada oo ay sii kordheyso nacaybka Islaamka ee Britain. Dowladu waxay sidoo kale ballan qaadday inay qaadi doonto talaabooyin ay wax kaga qaban doonto dadka xagjirka ah.
Warbixin waxaa London kasoo diray wariyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
UK oo ballan qaaday £117 milyan oo lagu difaacayo Jaaliyadda Muslimiinta