UK: Kalkaaliso lagu heley dilka 7 carruur ah, dooneysay inay disho kuwa kale

FILE - An NHS (National Health Service) sign is seen at St. Thomas Hospital, with the Big Ben clock face and the Elizabeth Tower in the background, in London, Jan. 13, 2017.

Dalka Britain waxa lagu helay danbiga dilka 7 caruur ah gabar aheyd kalkaaliso caafimaad.

Qoysaska toddobada caruur ah oo hadlay kaddib markii kalkaalisadan caafimaad oo magaceeda la yidhaaho Lucy Letby ayaa sheegay in doonayaan jawaabo ku saabsan sababta ay dilka u geysatay iyo sida ay ugu suurtagashay.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Kalkaaliso lagu helay dilka 7 carruu