Kyiv —
Ugu ayaraan 15 kun oo qof ayaa raq iyo ruux la la’yahay dalka Ukraine tan iyo markii uu Ruushku weerarka ku qaaday dalkaas bishii Febraayo ee sanadkan.
Warbixin ay arrintan VOA-du ka qortay arrintan waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
Ugu ayaraan 15 kun oo qof oo lagu la'yahay Ukraine