Turkiga oo oggolaaday in Sweden iyo Finland ay kusoo biiraan NATO

Dowalada Turkiga ayaa oggolaatay in dalalka Sweden iyo Findland ay kusoo biiraan xulifada NATO, waxaana go'aankan u soo afjareyaa diidmadii aheyd in Ankara ay si qayaxan u diidi doonto labadan dal marka uu furmo shirka Nato ee Spain.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOAda Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail

Your browser doesn’t support HTML5

Turkiga oo ogoolaaday in Sweden iyo Finland ay kusoo biiraan NATO.mp3