Trump oo lagu soo oogay dacwado la xiriira weerarkii January 6

Guddi xeerbeegti ah oo ku sugan Washington ayaa Talaasadii ku dacweeyey madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump inuu sifo aan sharci ahayn isugu dayay inuu dhalan rogo doorashadii 2020-kii ee uu ku guul daraystay si uu awooda u sii haysto.

Dacwaddan cusub ayaa halis sharci ku sii kordhinaysa ololaha uu ku doonayo inuu dib ugu soo laabto Aqalka Cad, doorashada 2024-ka.

Warbixin uu qoray wariyaha VOA Ken Bredemeier, waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Trump oo lagu soo oogay dacwado la xiriira weerarkii January 6