Toddobaadka Soomaalida ee Washington DC oo lasoo geba-gebeeyey

Kooxda Ohio oo u dabaal-dageysa koobka

Cayaaraha Kubadda Cagta ee todobaadka Soomaalida ee magaaladan Washington D.C iyo nawaaxigeeda ayaa xalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Falls Church ee gobolka Virginia.

Tartanka waxaa ka qeyb galaya kooxo ka socda magaalooyinka dalalka Canada iyo Mareykanka, wxaaana koobka cyaaryoyda dhallinyarada ah iyo kan loo dhigay cayaartoydii hore iyo kuwa ku cuslaaday ku guuleystay Kooxda Ohio United.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Maxamed Faarax oo ah macallinka Kooxda Ohio ee dhallinyarada ee qaaday koobka iyo Cabdullaahi Axmed oo loo yaqaanno Soomaaliyow. Waxaa ku hormaraya Maxamed Faarax.

Your browser doesn’t support HTML5

Toddobaadka Soomaalida ee Washington DC oo lasoo geba-gebeeyey

Halkaan ka daawo sarirrada.

Kooxda Ohio oo u dabaal-dageysa koobka

Ciyaarta finalka

Koobabki lagu guuleystay

Kooxda Ohio oo u dabaal-dageysa koobka

Finalka ciyaarihi Todobaadka Soomaalida ee Washington D.C

Kooxda Ohio oo u dabaal-dageysa koobka