Tirada qaxootiga aan diiwaan gashaneyn ee xeryaha Dhadhaab oo kororotay

Wararka ka imanaya xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegay inay kor u kacday tirada dadka qaxootiga ah ee aan diiwaan gashaneyn, xilli ay abaaro iyo sicir barar darani dunida ka jirto.

Wariyaha VOAda ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa haddaba xaaladahan cusub ka wareystay guddoomiyaha guud ee xereda qaxootiga ee Dhagaxley, Cabdullaahi Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Dhadhaab.mp3