Tirada musharaxiinta u taagan xilka Duqa Toronto oo sii kordhaysa

Toronto

Waxaa sii kordhaya murashixiinta isku soo taagaya qabashada duqa magaalada Toronto ee dalka Canada, xilli dadka reer Toronto oo kuwa Soomaalida ay ku jiraan ay dalbanayaan in wax laga qabto arrimo ay ka mid yihiin nabadgelyada iyo guriyeynta.

Doorashadan ayaa imaaneysa xilli uu is-casilay duqii hore ee magaalada Toronto.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto nooga soo dirray.

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada Musharaxiinta u taagan xilka Duqa Toronto oo sii kordhaysa