Magaalada Wajeer waxaa lagu soo geba-gebeeyey tartanka qur’aanka kariimka ah ee sannad walba bisha Ramadaan lagu qabto magaaladaas.
In ka badan 100 arday oo laga soo kala xulay illaa 50 markas ayaa ka qaybgalay tartanka, waxaana abaalmarino kala duwan la guddoonsiiyey xubnaha kaalmaha hore ka galay.
Weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Tartanka qu'raan akhriska oo lagu soo geba-gebeeyey Wajeer