Tartanka ciyaaraha Dowlad Deegaanka oo billowday

Cayaaraha Jigjiga

Waxaa caasimada dawlada deegaanka Soomaalida ee magaalada Kjigjiga ka furmay tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee maamul magaalooyinka deegaanka iyo Jaamacada Jigjiga.

Haddaba Maxamed Mahdi Aden oo ah wasiirka xafiiska dhallinyarada iyo ciyaaraha dawlad deegaanka Soomaalida ayaa VOA uga warramay sida uu u billaabmay tartanka

Wariyaha VOA ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa wareystay wasiirka.

Your browser doesn’t support HTML5

Tartanka ciyaaraha Dowlad Deegaanka oo billowday