Tartan u dhaxeeya ganacsatada oo ka socda Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Tartan kubadda cagta ah ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybagalaya ku dhowaad 40 koox oo dhammaantood matalaya xarumo ganacsi. Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan inoosoo diray.