Tallaalka xoolaha oo laga bilaabay dhulka dowlad deegaanka Soomaalida

Geel

Waaxda xannaanada xoolaha ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa qaar ka mid ah degmooyinka mandiqadda ka bilaabay tallaalka ka hortagga cudurrada ku dhaca xoolaha la dhaqdo.

Faah-faahinta warkaan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Tallaaka Xoolaha DDS.mp3