Taleefishin u gaar ah gabdhaha Soomaaliyeed oo la daah-furay
Somali Women TV
Nairobi —
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu daah furay Telefishin cusub oo lagu magacaabo Telefishinka Dumarka Soomalaiyeed kaasoo ka hadli doona arrimaha iyo barnaamijyada lagu dhiirigelinayo haweenka Soomaaliyeed.
Nasra Xassan, ayaa ujeedada laga leeyahay iyo waxyaabaha ku dhaliyay inay fikradaan hindisto, waxaa ay uga warrantay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.
Your browser doesn’t support HTML5
Taleefishin u gaar ah gabdhaha Soomaaliyeed oo la daah-furay